Warbixinta waxqabadka Rubaca Labaad
Warbixinta waxqabadka Rubaca Labaad ee sector ka Xirfadaha iyo shaqo abuurka ayaa waxaa soo jeediyay Kulliyada Xirfadaha Kaladuwan ee Suldaan Cabdulaahi Suldaan Bade, Kulliyada Xirfadaha kaladuwan ee Dhagaxbuur, Kulliyada Xirfadaha Kaladuwan ee Qabridahar iyo Kulliyada Xirfadaha Kaladuwan Ee Jigjiga.